Boga hore Nala xiriir Talo keen
Luqadaha
EnglishSomali
Dugsiyada
 Qolkayga
 Maamulka
 ka bax

Idaacado
 BBC 4:00 GMT
 BBC 11:00 GMT
 BBC 14:00 GMT
 BBC 18:00 GMT

 VOA 7:00 PM
 VOA 8:00 PM

.
Soomaali
 Iqra Somali
 Carmooyin
 Gallaadi
 Horseed
 Allmudug
 Allpuntland
Waxaqabadkii Dallada Sannad Dugsiyeedka 2007/2008

Tirakoobka dugsiyada:
Tirada ardada dugsiyada dalladdu waxay dhanyihiin 27,053 oo arday oo kala dhigta
in kabadan 89 dugsi oo ku kala yaal 5 gobol ee DGP.Hoos waxaan ku caddaynaynaa
tirakoobyada rasmiga ah ee dugsiyada, ardada iyo macallimiinta.
Tirakoobka dugsiyada hoose/dhexe
Sii akhri...
Xeernidaamiyaha Waxbarashada Dallada.
Qodobka 1aad.
Bilawga iyo dhammaadka sannad dugsiyeedka.


Sannad dugsiyeed kasta wuxuu bilaabanayaa kowda bisha September , wuxuuna dhammaanayaa 30 ka bisha May, waana 9 bilood.
Degmooyinka aan badda saarnayn waxaa loo ogol yahay inay bil ka hor furaan ama ka dib xidhaan.
Sii akhri...
Manshuurka Dallada Waxbarashada Ahliga Puntland

Manshuurka Dallada Waxbarashada Ahliga Puntland wuxuu ka kooban yahay 13 qodob iyo xeer nidaam 7 qodob ah iyo waraaqo aqoonsi ah, waana kuwa soo socda.
Sii akhri...

pics

<<August 2008>>
 MTWTFSS
>>2829303101
02
03
>>04
05
06
07
08
09
10
>>11
12
13
14
15
16
17
>>18
19
20
21
22
23
24
>>25
26
27
28
29
30
31
Wararka Carmooyin

UNHCR oo soo dhaweysay sii deynta sarkaal u shaqeynayay oo muddo bilo ah lagu heystay Soomaaliya.

Khudbada Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ka Dhalisay Buuq iyo Sawaxan Fadhiga Baarlamaanka.

Burcad badeeda Soomaalida oo sii daayay markab laga leeyahay dalka Cumaan oo muddo ay heysteen {Masuul ka tirsan maamulka Puntland oo arintaa xaqiijiyay}.

Hoyga taliye ku xigeen ka tirsan booliska Soomaaliyeed ee gobalka Banaadir oo xalay la weeraray.

Wakiilka UN-ka ee Soomaaliya Ahmadou Ould-Abdallah oo ka hadlay dagaalkii Kismaayo (Daawo)

Wararka Allmudug

Daawo- Sawiro:- Shirkadda Amal Express oo tababaro usoo gabo gabaysay shaqaalaheeda Magaalooyinka Nairobi,Hargaysa,Galkacyo iyo Bosaso.

Nin Ra,yid Ah Oo Maanta Dil Loogu Gaystay Bartamaha Magaalada Galkacyo

Qarax Miino Oo Airport-ka Muqdisho Lagu La Beegsaday Ciidamada Uganda

Al-shabaab Iyo Maleeshiyaadkii Laga Saaray Kismaayo Oo Ku Dagaalama Duulooyinka Ku Dhow Kismaayo

Magaalada Kismaayo Oo Saaka Dagan 3-Maalmood Oo Dagaalo Ka Socdeen Ka Dib

   
Copyright © 2007, penpuntland.com . All rights reserved.
Private Education Network in Puntland